gaaroodi sallaxalay Travel Guide
Edit This The best resource for sights, hotels, restaurants, bars, what to do and seecaasimada gobalka gaaroodi ee sallaxlay waa maagaalo dagan jawi
nasasho leh waxaaxyna hawdka ka xigtaa casimada somaliland ee
hargiesa waa magaalo dadka dagani is jecelyahiin intbadana ku dadaalna
sidii ay hormar u gaadhi lahayeen taas oo ka muuqata bilicda maagada oo
imika leh soo jiidasho xad dhaafa magaaaladu waxay gancsi leedahay
magaalyin ka mida itoobiya sidaa daroor iyo gobalada ogadeenka ee
aadka u fog fog si kastaba ha ahaada magaalada salaxalay waa magaalo
ku talaabsaday hormar balaadhan mudooyinkan u danbeeyay
Part or or all of this text stems from the original article at: sallaxlaynews.com
Additional travel guides are available in ten languages at Wikitravel.org
Page last generated on Tue 11:52