Sights in Berbera
Edit ThisWaa magaalo ku habboon ganacsiga iyo dalxiiskaba.waxa gobolkan ku badan goobaha dalxiiska sida degmada sheikh,Xeebta Batalaale,sawirada Laas geel iyo buuraha goolis iyo weliba Abdaal.Waana gobol ku hodan ah kalluunka,xoolaha,ugaadha iyo beerahaba.
Mohamed Ahmed Ali Ainabo
Where World66 helps you find the best deals on Berbera Hotels