Hotel Embasy
Edit This
Hoteelka Embasy oo ku yaal koonfurta Gaalkacyo, waa hoteel dalxiis oo casri ah. waxuu leeyahay qolaal single ah iyo kuwo double ah. qolalku waxay leeyihiin musqulo u gaar ah oo waaskadii qubayska weheliyo iyo barando lagu layrsado
| type: | First Class |
| World66 rating: | Rate now: |
| tel: | 0025262379344 |
| address: | south Galkaio |
| email: | omar_suuri@hotmail.com |